Sidaynu Ognahay waxaa soo dhamaaday dhismihii jaamacada Maakhir, waxaa hawlgal loogu jiraa sidii ay jaamacadu si waafi ah u hawl gali lahayd, iyadoo ay iska kashanayaan Bulshada qaybaheeda kala duwan oo uu Hormuud u yahay Pro. Caalin Axmed Faatax isagoo wacyi galin kawada dhamaan Gobolka sida, Goobaha wax barashada oo ay lagama maarmaan tahay inay kusoo xidhamaan jaamacada si loo dardar galiyo kalsoonida jaamacada iyo ardayda ka qalin jabinaysa Dugsiyada sare. Halkan Riix
Saturday, October 7, 2017
Dardar Galinta jaamacada Maakhir
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Maternity

No comments:
Post a Comment